Madaxweyne Cagjar oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Saraakiisha ciidanka Liyuu Boolis

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar ayaa ciidammada Liyu booliska ugu baaqay inay ilaaliyaan xuquuqda aadanaha marka ay gudanayaan howlaha loo igmaday. Cagjar ayaa hadalkan sheegay xillii xalay uu ka qeyb galayey munaasabad lagu dalacsiinayay qaar kamid ah taliyeyaasha cusub ee ugu sarreysa ciidamada Liyu booliska. Madaxweynaha ayaa ciidamada Liyu booliska iyo … Continue reading Madaxweyne Cagjar oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Saraakiisha ciidanka Liyuu Boolis